
social.group.members
🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.
App kan ma gudbeyaasha aya isticmala waa lagugu so darsanaya lma hadlayo waxa la sugaya intad adigu so hadlyo ama unmach baa ba lgu dhihi 😅
“Haddaan xoog u leeyoo
Xayiraayo dhiillada
Xanuuniyo bukaaniyo
Xummad maydun kulanteen
Anigaa xawilan laa
Dhibta kuu xammili laa”
Wali wn jirabaya naftii juuqda goysee shamashadu ma qalad baa?