
social.group.members
🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.
@ismaelbarrow9
Meeshaan waaba meel mucjizo ah !
@Aamino
Maku galey warkwyga
@Nasri97764070
Asc🌸
@Hamdamuuse
Hi mesha somali ma joogan
@abdullahisae710530
Ma jeceshahay akhriska waxan diyaar u ahay inan kuu hadyeeyo hal book si axsaan ah😇
@Maahirmuuse
Somali majogtaa meshaan😂🤍
@ismaelbarrow9
💯✅
Horta somaliye maxd udhahdan guur ba unimi apkan war meshani wa iska madadaalo marka update noqda 👋💃
@sorcha__
Wa idiin salaamay !!
Suaal aan u qabaa, walaalaha dalka jooga. Calaf maxaad inta ugu raadineesaan??
Meesha aad istaagtid ba, wiil ama gabar soomaali baad aarkeesiin oo isbaran kartaan.
Anaga qurbo jooga dhib keena waa maba is aragno, dad gaalo ah baa la shaqeenaa. Badana shaqo iyo guri lee baan u dhaxeenaa.
@farhanjimale10
🤍