
social.group.members
Meet Somalis from all over the world 🌍 Share your journey and exchange stories with a global community that feels like home.
Haddii aad dadka wax badan ka sugto, waxaad la kulmi kartaa niyad jab iyo murugo
Waxyaabo soo dhaweeya risqiga oo kuu fududeynaya nolosha:
🌷🌿
#ahmed
“Qofna ha u beddelin shakhsiyaddaada dhabta ha ahaato mid wanaag ama mid xun. Mar walba waxaad ku qurux badan tahay sida uu Alle kuu abuuray, ee mar walba ahaaw sida aad tahay.” From Ahmed Aidarus
Haddii lacagta hadasho, maxay kaa sheegi lahayd?