
social.group.members
🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.
Ciid mubarak to all muslim
Mustaqbalka maxaad ku fikir reysaa inaad noqoto 🤔
Ma waxa jira malintan ugu khayrka badan dad aan is cafin Oo wali calisha wax iskugu haga 🤔
Maalinta Carafo ducada ugu fadliga badan uu Nabiga ﷺ sheegay waa:
لَا إِلٰهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ
Ducada ha la badiyo wa malin khyr badan oo ducoyinka la aqbalo
Beri wa maalin wayn haladucaysto allaw khayr ka nawaafaji🤲💫